Sheeko xiisa leh oo ku saabsan Tuke iyo Bakayle

 




Maalin malmaha ka mid ah Tuke  saaran geed maalinta oo idil waxba qaban ayaa u yimid bakele yar wuxuna waydiiyay inu u farisankaro sidiisa oo kale maalinta oo idilna waxba qaban, "Tukihii aya ku yuri xaqiiq maxad u qaban wayday". Bakaylihi wuxu fariistay dhulka hoose, wuuna nastay. Silama filaan ah ayaa dabaco u aragtay waxayna ku booday bakaylihii wayana cuntay. 

Dulucda sheekadaha  

Hadad fariisanaysid adigoonm waxba qabanayn fariiso meel amaan ah oo nabdoon 

Post a Comment

0 Comments