Ciidanka xooga dalka iyo xoogaga degaanka oo isgarabsanaya aya la wareegay dagmada xarardheere.  Degamada xarardheere waxay aheed saldhig muhiim u ah kooxda Al shabaab dhawr sano ka dib Al shabaab waxa gacantooda ka baxay degmo muhiim ah. DFS waxay gacanta ku dhigtay degmada xarardhere ee gobolka Galgaduud waa degmo istaratiji ah, muhiimad gaar ahna u leh dowlada federalka Soamaliya iyo mamulka Galmudug.  

Madaxweynihi hore ee mamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guleed  ayaa ku tilmaamay qabashada degamada xarardheere in ay tahay guulo wawayn ay gaareen cidamada qalabka sida oo kashanaya cidamada mamulka Galmudug iyo dadka degaanka, sidokale C/kariin Xuseen Guleed ayaa bogaadiyay ciidamada xooga dalka  iyo xoogaga dib u xoreenta degaanka gulaha ay  gaareen. 

Dowlada Somaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay la waregida amniga degmada xarardhere.