Raisul wasraha Japan la siyay tababar wadashekesi ingriis ah malmo kahor intusan boqan washinton DC iyo la kulanka madaxweynaha arack Obam. Intas ka dib raisulwasharaha japan waxa loo sheegay qaabka wadahalka, marka ad gacnta gelisid dheh how are you macnaheedu yahay sidetahy, kadib mr Obama wuxu ku dhihi Iam fine and you macnaheedu yahy wan fiicanahay, adna sidetahy, waa ina dhahdaa metoo macnaheedu yahay anna sidokale, kadib waa la idin tarjumi wadahadalka, waxay ula muuqatay inay yara fududahay, lakin runtu waa  sida , marka Mori la kulmay Obama, si qaldan ayuu ku dhahay who are you macnaheedu yahay kuma tahay, mr obama wuu yara yabay hase yeshe wuu mareyay u jawab celinta Mori; Hagaag Iam Michelle's husband hahahah macnaheedu yahay waxan ahay michell ninkeeda. Kadib Mori wuxu ku jawabay metoo macnaheedu yahay anna sidokale. Xogaa ayaa lakala aamusay qolka lakulanka 


Dulucda sheekada 

Af aan afkaada aheen lama sahashado.