Laba dalxiis yaal amarikan ah ayaa u safray dalka Espen waxay fariisteen maqayad yar si ay qado uga cunaan waxa u yimid wetar aan aqoon luqada ingiiska waxay waydiisteen  caano iyo sandwitch iyagoo  eray ahaan ugu sheegya misna u hingaadiyay si ay u fahamsiyaan mid kamid ah labada dalxiiseyaal ayaa u jarjaray rooti u sawiray lo wetarki orod ayuu uga baxay maqayadi ,waxa hadlay  mid ka mid ahaa dalxiisyasha oo ku dhahay midka kale ka waran qalinka waxa uu sameyay, qof aan aqoon luqad ajnabi ah ka dhigay mid wax fahma. Xogaa ka di waxa so laatay wetarkii aan sidin dalabkii balse uso jaray tikid ay ku laabtan. 


Dulucda shekada    

Dal waliba dhaqanka uu leeyahay baa la ixtirama