Aabo gabadhiisa saddex jir ah sexinjiray isago uga shekeenaya  shekoyin ay jecleed ka dibna  wuxu ka dhagaysta ducadeda ayado ku so gaba gabenaysa Allah ku  nabad yelo hooyo, Allah ku  nabad yelo abe, macsalama awowe. Aabaha ayaa ku dhahay maxad u dhahday macsalama, gabadhi aya ku jawabtay ma aqani waa wax iska dhaca; Malinti xigtay awowgii abaha dhalay wuu dhintay. Biloyin ka dib abihi sidi cadada u aheed gabadhisa yareed habeenki sariirta ayuu geeyay si ay u sexato wuxu ugu shekayay shekoyinki ay jecleed ka dibna wuxu ka dhagestay ducadedi waxayna ku so gaba gabesay Allah ku nabad yeelo hooyo, Allah ku nabad yeelo abe, macsalama ayeeyo ; malinta xigtay way dhimatay ayeeyo hooyo dhashay. Asbuuc ka dib sidi cadada u aheed abihi gabadhiisa yareed ayu sariirteda geeyay si ay u sexato shwkoyinki aya jecleed ayu ugu shekeyay wuxu ka dhagestay ducadedi waxay ku so gaba gabesay Allah ku nabad yeelo hooyo, macsalama abe, naxdin habeenki oo dhan wuu sexan wayay abihii waaga ayaa ku baryay sidii uu uso jeeday, shaqadii ayuu aday isago isleh waqtii yar ka dib wad dhiman, gurigiisa kuma laaban waxa kaso waregatay dhawr maalmood, maalmo ka dib marku tagay gurigiisi xaaskiisa  ayaa laso booday xagee ku maqneed maxa kugu dhacay, maka warhaysa waxa inagu dhacay inta aad maqneed, xaalku marku inta marayo waxa la dhahaa xaalku waa iska xaal.